Get Adobe Flash player

Boqashada



ku darso skype

Fadliga Quraanka

Arabic Letters

Al Asma Husna

http://umulquran.com/wp-content/uploads/2017/09/Sawirka_Aada_Dugsiyada-620x330-300x190.jpg
http://umulquran.com/wp-content/uploads/2017/09/loox-iyo-khad1-300x190.jpg
http://umulquran.com/wp-content/uploads/2017/09/f856a67c10c34aaab19cd9cb2b0b633a.jpg
http://umulquran.com/wp-content/uploads/2017/09/1.jpg
http://umulquran.com/wp-content/uploads/2017/09/loox-iyo-khad1-300x190-1.jpg

Lasoo Xariir: +252619148386/Viber / imo

umulquran.com waa Dugsi online ah oo aad ka baran karto culuunta Quraanka meel walba oo aad dunida ka joogto, Madarasada waxaa dhigta arday ku kanool dunida dafaheeda sida Usa, Europa,carabta,Africa, Asia,Australia iyo Qeybo kamid ah Somaliya.

umulquran Online wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka Quraanka kariimka iyagoo adeegsanaya qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba madrasadu waxay siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku.

Madrasada waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo cirooleba heer kastaba bilow dhexdhexaad iyo dhameystir , waa fursad qaali ah ee ka faa,iideysi wacan.
Maadooyinka laguu dhigi doono waa sidan soo socota:

  1. Xifdiga Quraanka Kariimka ah
  2. Barashada Qiraa’ada Qur’aanka
  3. Barashada Akhrinta iyo Qorista Carabiga
  4. Barashada Caqiidada & Aasaaska Islamka
  5. Barashada Axaadiista Rasuulka (SCW)
  6. Barashada Salaada iyo Axkaamteeda
  7. Barashada Ducooyinka iyo Tarbiyada Islaamka
  8. Barashada Luuqada Carabiga

Hoos Nagala soo xiriir

+252619148386

umulquraan2@gmail.com

live:umulquraan

+252619148386

+252619148386

Riix Call Skype

Dhageyso Quran

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

arabic alphabet

Qalabka Adeega

Fadliga Quraan